Askar ka tirsan Ciidanka dowlada oo qarax lagu dilay & faahfaahino ka soo baxaya

Qarax la sheegay in loo adeegsaday Miinada wadada lagu aaso ayaa maanta ka dhacay inta u dhaxeysa degaanada Km-60 iyo Bariire ee gobolka Sh/hoose kaasoo geystay khasaare nafeed. Goob-joogayaal ayaa sheegay in qaraxan lala helay gaari dagaal oo ay wateen ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo xiligaas wadada marayey, iyadoo qaraxa ka dibna la maqlay … Continue reading Askar ka tirsan Ciidanka dowlada oo qarax lagu dilay & faahfaahino ka soo baxaya